Shabeellada Dhexe:
Dagaallo lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa galabta waxay ka dhaceen duleedka degmada Warsheekh ee Shabeellada Dhexe.
Dagaalladaasi ayaa lagu dilay 2 askari oo murtadiin ah oo mid kamid ah meydkiisa ay ka carareen cadowga, halka lagu dhaawacay 3 kale.
LA SOCO WIXII SOO KORDHA