Ciidamada Mujaahidiinta oo Weeraray Eleboorka Degmada Waajid.

Dec 22, 2025

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraray Eleboorka degmada Waajid , Xilli halkaas uu ka duulayay Madaxa maamul gobaleedka gaala raaca ah ee Koornfur Galbeed Murtad Lafta Gareen oo ku sugnaa degmada Waajid.