DEG DEG: Daawo Qaybta 3aad Farriin degdeg ah oo ka socota Maxaabiista Qaramada Midoobay.

Dec 20, 2025

Ka’taaib ikhbaariyah ayaa goordhow baahisay qeybta 3aad fariimo ka socota maxaabiis ka tirsan ururka Qaramada Midoobay oo gacanta ugu jira Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Muuqaalkan waxaa kasoo muuqanaya maxbuus ka soo jeeda dalka kenya oo ka tirsan ururka Qaramada Midoobay, isagoona si la mid ah saaxibadii ka horeeysay fariimo u diraya ururka uu u shaqeeyo iyo madaxweynaha Kenya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

https://archive.gnews.to/s/QHPnwJqMsyD99qB

https://ok.ru/video/10728620886550