Weerar Lagu Beegsaday Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo ka Dhacay J/hoose.

Dec 20, 2025

Wararka ka imanaya Jubbada Hoose ayaa sheegaya weerar dhabbo-gal ah oo saaka ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo.

Weerarkan ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kuwa murtad Axmed-madoobe oo ku socdaalayay agagaarka deggaanka Yoontooy.

La Soco Wixii Kusoo Kordha, Inshaa Allaah.