Barn Andalus Podcast | Duullaanka Fikri ee Lagu soo Qaaday Caalamka.
Dec 18, 2025
ANDALUS PODCAST: Waa maxay dhardhaarada ugu waaweyn ee uu ku taagan yahay duullaanka xagga Fikirka ee lagu soo qaaday caalamka Islaamka? waxaa xalqadan marti ku ah Sheekh Xasan Sheekh Aadan.