WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka dagaal kula wareegay deegaanka Nuur-Dugle ee wilaayadda Shabeellada Dhexe, kadib markii ciidanka Mujaahidiinta ay weerar ku qaadeen maleeshiyaatkii murtadiinta ee ku sugnaa deegaankaasi, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo murtadiinta ku gaaray weerarkaasi.
LASOCO WIXII SOO KORDHA .