Jubbada Hoose.
Dagaallo saddex jeer lagu jebiyay maleeshiyaadka murtadiinta ayaa waxay galabta ka dhaceen agagaarka deegaanka Baarka ee duleedka magaalada Kismaayo, waxaa sidoo kale maleeshiyada murtadiinta ee la jebiyay lagu beegsaday weerar madaafiic ah, khasaare ayaana jira.
Dhanka Baay:
Qarax Mujaahidiinta ay caawa ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay askar murtadiin ah oo roondo ku jirtay, waxaana jira khasaaro soo gaaray cadowgaasi.
Isla Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen xerada Murtadiinta degmada Qansaxdheere, waxaana weerarkan lagu dhaawacay 1 Murtad.