Daawo: Khasaaraha Duqeyn Maraykanka iyo Maleeshiyadiisu ka Geysteen Deegaanka Jambaluul.

Dec 14, 2025

Waxaa la baahiyay muuqaalka khasaaraha ka dhashay duqeyn ciidamada Mareykanka iyo maleeshiyaadka ay tababareen ka geysteen deegaanka Jambaluul ee Wilaayada Shabeellada Hoose, halkaas oo ay ku dileen 14 qof oo rayid ah, islamarkaana ku dhaawaceen in ka badan 25 kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

https://archive.gnews.to/s/8tEQiHsWNfBTSLR

https://ok.ru/video/15473598401116