DEG DEG: 16 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerar ka Dhacay Duleedka Qoryooley.

Dec 7, 2025

Shabeelle Hoose.

Ciidamada mujaahidiintu waxay caawa maqribkii weerar kamiin ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo kasoo baxay degmada Qoryooley kuna sii jeeday deegaanka Danow.

Weerarkan waxaa ku dhintey 9 askari oo murtadiin ah, waxayna Mujaahidiintu kusoo qaniimaysteen 7 qori iyo booshashkooda.

Dhanka kale, waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa weerar kamiin ah oo maanta ciidamada Mujaahidiintu u dhigeen kolonyo ka tirsan ciidamada kufaarta Afrikaanta, weerarkaasi waxaa ku dhaawacmey 3 askari oo kufaarta Afrikaanta ah oo garaab ah, diyaarad helicopter ah ayaana goobta ka qaaday.

FAAFREEB PRO