Hiiraan:
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weerar madaafiic ah ku qaaday saldhigga ciidamada Jabuutiyaanka ay ku leeyihiin degmada Jalalaqsi, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.
Dhanka Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor.
Howlgaladdan ayaa imaanaya iyadoo ciidamada ay dhowaan weerar qorsheysan la beegsadeen isbaaro maleeshiyaatka Murtadiinta u taala degmada Diinsoor, waxaana weerarkaasi ku dhintey 2 Murtad oo mid sarkaal yahay, halka Dhaawacu yahay 1 Murtad.
Sidoo kale, waxaa weerarkaasi lagu soo furtey 2 qori AK47 ah iyo booshashkooda iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.
FAAFREEB PRO