Qarax Lagu Naafeeyay Maleeshiyaadka Murtad Axmed Madoobe oo ka Dhacay J/hoose.

Dec 4, 2025

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee deegaanka Goof gaduud Buureey ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qarax ah ka fuliyeen agagaarka deegaanka Baarka ee duleedka magaalada Kismaayo.

Dhaawaca waa 6 askari oo Murtadiin ah.

Gaari Cabdi bile ah waxyeela xoogan ayaa soo gaartay.

FAAFREEB PRO