Baay:
Mujaahidiinta ayaa saaka ayaa qarax la beegsaday ciidamada Itoobiyaanka ee waardiyeeya garoonka magaalaa Baydhabo, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.
Qarax waxaa ku dhintay 1 askari oo Itoobiyaan ah, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale.
Shabeelada hoose:
Qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lala beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen maleyshiyaatka ridada.
Waxaa qaraxaasi ku dhintay 2 askari, waxaana ku dhaawacmay 2 kale.