Hiiraan:
Qarax Mujaahidiinta ay caawa ka fuliyeen gudaha magaalada Baledweyne ayaa lala eegtay bar control oo ku taalla Buundada Liiq-liiqato, halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaat murtadiin ah oo isugu jira Sirdoonka ridada iyo kuwa Booliska, waxaana jira khasaaro cadowga soo gaaray.
FAAFREEB PRO