Akhriso: Howlgallo ka Dhacay Gobollada Wajeer, Mandheera, Gaarisa iyo Baay.

Dec 2, 2025

Wajeer.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee degmada Qorof Xaraar ee gobalka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Isla Gobalka Wajeer waxey ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka 50.

Mandheera.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Kenya ee deegaanka Ceel-raamo ee hoostaga degmada Ceel-qaalow ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.

Gaarisa.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada Saliibiyiinta Kenya ee degmada Haluuqa ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee xero Ceel-mashruuc ee degmada Qansaxdheere.

Isla Baay waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay weerareen xerada maleeshiyaatka Ridada ee deegaanka Goof-gaduud Buureey ee hoostaga magaalada Baydhabo.

FAAFREEB PRO