Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta qarax la beegsadeen kolanyo kufaarta Afrikaanta ah oo ku socdaalayay agagaarka Tuulada Muuri ee u dhaxeysa deegaanada Nambar 50 iyo Laanta Buura ee Wilaayada Shabeelada hoose.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Booyad ah oo qeyb ka ahaa gaadiidka kolanyada Kufaarta Afrikaanta waxaana jira khasaara nafeed iyo mid hantiyadeed oo kufaarta Afrikaanta lagu gaarsiiyay qaraxaas.
FAAFREEB PRO