Mas’uul ka Tirsan Maamulka Murtad Laftagareen oo Baydhabo Lagu Weeraray.

Nov 21, 2025

Baay:

2 Qarax oo Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay guri uu magaalada Baydhabo ka dagan yahay Xog-hayaha Lafta-gareen, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.

Saacadihii lasoo dhaafay ayay ahayd markii ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Goofgaduud Buurey ee hoostaga magaalada Baydhabo.

FAAFREEB PRO