Gedo, qarax ay Mujaahidiinta habeenkii xaley ahaa ka fuliyeen gudaha degmada Luuq ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada gaar ahaan kuwa sirdoonka ee NISA. waxaana jira khasaaro cadowga gaaray
Dhanka Shabeelada Hoose, waxaa faahfaahin laga helaya howlgal qorsheysan oo shaley duhurkii ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa deegaanka Buufow iyo degmada Jannaale.
Weerarkan waxaa lagu dhaawacay 2 askari oo Murtadiin ah, waxaana lagu soo qaniimaysta Mooto .
FAAFREEB PRO