Ciidamada Mujahidiinta ee ka howlgala gobolka Shabeelada hoose ayaa waxay howlgal ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye.
Howlgalkan oo qarax ahaa waxay mujaahidiintu ka fuliyeen fariisin maleyshiyaatka ridada ay kaga sugnaayeen gudaha degmada Afgooye, waxaana qaraxaasi ku dhintay 1 askari oo Murtad ah.
Qaraxan ayaa imaanaya xilli mujaahidiinta ay saacadihii lasoo dhaafay qarax la beegsadeen xafiiska taliyaha booliska ridada ee degmada Afgooye, Murtadka lagu magacaabo Xasan Xuseen Xaaji waxaana jira khasaare soo gaaray maleyshiyaatkii ridada ee halkaasi ku sugnaa.
FAAFREEB PRO