Guutada qaraxyada ee ciidamada Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah, kaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac leh lagu gaarsiiyay maleeshiyada la beegsaday.
Qaraxan ayaa si gaar ah kaga dhacay deegaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay 3 askari oo murtadiin ah, iyadoo sidoo kale lagu dhaawacay 5 kale.
Waa qeyb ka mid ah howlgallada mujaahidiinta ee kusii xoogeysanaya magaallada Muqdisho iyo duleedyadeeda.
FAAFREEB PRO