Qarax Askar Lagu Dilay iyo Weerar Lagu Qaadey Ciidanka Itoobiya oo ka Dhacay Sh/Hoose iyo Baay.

Nov 1, 2025

Shabeellada Hoose:

Qarax ay Mujaahidiinta maanta ka fuliyeen deegaanka Shalambood ayaa lala eegtay fariisin maleeshiyaatka ridada ay halkaasi ku leeyihiin, waxaana ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.

Dhanka Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor.

FAAFREEB PRO