Sarkaal Murtad ah oo Lagu Dilay Kamiin ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

Oct 31, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Busleey oo ah deegaan dhaca wadada xeebta ah ee isku xirta magaalada Muqdisho iyo magaalada Marka.

Dhimashada waa 1 Murtad oo ahaa sarkaal taliye Urur ah oo lagu magacaabi jiray Muxiyadiin.

FAAFREEB PRO