Howgallo Lagu Naafeeyay Cadawga Allaah oo ka Dhacay Saddex Gobol.

Oct 25, 2025

Laamu.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Maangaay ee gobalka LAAMUU ee ku hoosjira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey madaafiic ku garaaceen Eleoboorka degmada Waajid xilli ay halkaas ka dageysay diyaarad uu la socday Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee kooxda Ridada Soomaaliya Murtad Cabdiqaadir Maxamed Nuur.

Banaadir:

Qarax ay Mujaahidiinta maanta ka fuliyeen xaafada Daarusalaam ee Muqdisho ayaa lala eegtay gaari ay la socdeen maleeshiyaat ka tirsan ridada, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.

Isla Banaadir.

Qarax ka dhacay deegaanka Weydow ee magaalada Muqdisho waxaa ku dhaawacmay 2 askari oo Murtadiin ah.

FAAFREEB PRO