Akhriso: Askari Lagu Dilay Ceelasha Biyaha iyo Weerar ka Dhacay Jubadda Hoose.

Oct 23, 2025

Banaadir.

Howlgal qorsheysan oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, ayaa lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka sirdoonka Riddada.

Dhimashadu waa hal askari oo murtad ah, dhaawacana waa laba kale, qaniimaduna waa hal qori iyo laba boosh.

Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Hoosingow.

FAAFREEB PRO