LAAMUU.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xero ciidanka dowlada Saliibiyadda Kenya ay ku leeyihiin inta u dhaxeysa deegaanada Kiyuunga iyo Sankuura ee gobalka Laamuu ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
Dagaalka inta uu socday waxa uu dab xoogan ka kacay xerada.
FAAFREEB PRO