Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta qarax la beegsadeen Kolanyo maleeshiyaatka Murtadiinta ah oo ka baxay degmada Afgooye ee Shabeelada Hoose kuna sii jeeday Laanta Buura.
Qaraxan Allaah fadlihii waxaa lagu dilay 15 Murtad oo uu Sarkaal ku jiro, halka lagu dhaawacay Hal Murtad oo uu dhaawiciisu yahay mid Garaab ah oo hal Lugna ay ka go’aday.
Waxaa howlgalkan lagu gubay gaariga Cabdi Bile ah ee uu qaraxu haleelay.
Sidoo kale gaari ciidan oo daba socday gaariga Cabdi bilaha ee qaraxa haleelay ayaa waxaa gaaray Burbur xoogan waxaana ku dhintay 2 Murtad oo gaariga dambe saarnaa
FAAFREEB PRO