Weerar Sarkaal iyo Askar Lagu Dilay oo ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

Oct 11, 2025

Ciidamada Mujaahidiinta waxay maanlinkii shalay weerar ku qaadeen isbaaro ay maleeshiyaadka ridadu dhigteen duleedka degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose, gaar ahaan halka loo yaqaano Cumar Beere.

Allaah fadligii weerarkaan, waxaa khasaare lagu gaarsiiyay maleeshiyada la beegsaday, waxaana lagu dilay 4 murtad oo uu kamid yahay sarkaal taliye urur ah, kaasi oo magaciisa lagu soo koobay Gaandhari, sidoo kale howlgalkan waxaa lagu dhaawacay 5 kale.

FAAFREEB PRO