Ciidamada Mujaahidiintu waxey saacadihii lasoo dhaafay weerrar qarax ah la beegsadeen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya xilli ay ku socdaalayeen gobolka Laamuu.
Qaraxan waxaa lala beegsaday gaari Kooyal ah oo qori dhashiika ah ku rakibanyahay, kaasi oo ay la socdeen askarta Kufaarta Kenya.
Gaariga waxa uu ka baxay magaalada Kinyuunga, waxa uuna kusii jeeday magaalada Sankuura ee gobalka Laamuu ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
Qaraxan waxaa ku baqtisay 2 askari oo Kufaarta Kenya ah.
Sidoo kale, waxaa lagu gubay Gaari Kooyalka ah, waxaa sidoo kale burburay qorigii Dhashiikaha ah ee gaariga saarnaa.
FAAFREEB PRO