WAR SAXAAFADEED: “Hawlgal gaar ah oo ka dhacay Jubada Hoose”.

Oct 6, 2025

Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray howlgal gaar oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaasi oo lala beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo kasoo baxay magaalada Kismaayo, si ay falal ashahaado la dirirnimo ah oga fuliyaan deegaanadaas.

Howlgalkan ayaa dhegta dhiiga loogu daray Afar ka mid maleeshiyada ridada, kuwaasi oo baqtigooda goobta looga cararay, iyadoo sidoo kale laga soo furtay hub kale duwan oo ay ku hubeynaayeen.

War-saxaafadeedka oo Cod ah.

War-saxaafadeedka oo PDF ah.