Howlgallo Lagu Dhiig Bixiyay Gaallo Saliibiyiin ah oo ka Kala Dhacay Mandheera iyo Laamuu.

Oct 5, 2025

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal gaar ah waxay ka fuliyeen hotel ku yaal xaafada Koona B ee magaalada Mandheera oo kamid ah dhulalka Muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku heysato.

Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan waxaa Allaah fadligii ka dhashay dhimashada 5 ruux oo gaalo saliibiyiin ah iyo dhaawaca 14 kale.

Waxaa xusid mudan in hotelkan ay Mujaahidiintu bartilmaameedsadeen uu yahay goob ay ku kulmaan gaalo jinsiyado kala duwan leh, iyadoona kadib markii uu dhacay howgalka ay soo caga dhigteen goobtaasi diyaarado, kuwaas oo daabulay bakhtiyada iyo dhaawacyada saraakisha iyo xubnihii kale ee gaalada ee ku waxyiloobay howlgalkaasi.

Dhanka Laamuu, ciidamada Mujaahidiinta ayaa shalay dagaal culus ku qaaday xero ay Saliibiyiinta Kenya ku leeyihiin deegaanka Milimaani ee gobalka Laamu oo kamid ah dhulalka ay Kenya xooga kaga heysato Muslimiinta.

Intii uu socday dagaalka waxaa burbur xoogan uu soo gaaray xafiiskii isgaarsiinta iyo qalab halkaasi uyiilay ciidamada Saliibiyiinta Kenya ee la weeraray.

FAAFREEB PRO