Hawlgalka lagu beegsaday xarunta godka Jilicoow waxaa loogu magac daray “عملية نصرة المظلومين” oo macneheedu yahay “Hawlgalka u gargaarka kuwa dulman”.
Waxaa loogu aargudayay kumanaan shacab Muslimiin ah oo ay murtadiinta loogu yeero NISA ee sirdoonka ridada ah ku ciqaabeen xaruntaan maanta la weeraray.
Tiro badan oo Muslimiintii xaruntaas ku xirnaa ayaa xabsiga laga sii daayay, murtadiintii ka masuulka ahaa dhibaatayntoodana waxay noqdeen qaar la dilay, qaar la dhaawacay iyo qaar naftooda la baxsaday.
FAAFREEB PRO