DEG DEG: Akhriso Mujaahidiinta oo war Kasoo Saaray Howlgalka Godka Jilicow ka Socda.

Oct 4, 2025

Taliska warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta ayaa warsaxaafaded kasoo saaray howlgalka Inqimaasiga ah ee saacad ka hor ka bilowday magaalada Muqdiasho, kaasi oo si gaar ah loogu beegsaday Godka Jilicow sida lagu sheegay warka Xarakada.

Sidoo kale lagu xusay in Mujaahidiintu ay si xeeladeysan ugu gudbeen barihii laga ilaalinayay xarunta ay weerarka ka billaabeen gudaha xafiisyada cadawga halkaas oo uu hadda dagaal ka
socdo.

Halkan Ka Akhriso oo PDF ah.