WAR DEG DEG AH: Wararka ka imaanaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidinta Al-Shabaab ay weerar ku bilowday Camaliyad Istish-haadiyo ah ayna xigtay iqtixaam ay sameeyeen ciidanka mujaahidiinta ay ku qaadeen xarunta Godka Jilicow oo an taliska sirdoonka ridada iyo xarunta jawaasiista muradiinta.
Waxaa jira khasaaro xoogan oo soo gaaray cadawga waxaana baraha bulshada durbadiiba lagu soo baahiyey muuqaalo iyo sawirro muujinaya xadiga weerarka ay mujaahidiinta ku qaadeen halkaas.
Goobtan ayaa ku dhaw Madaxtooyada kooxda ridada Soomaaliya,howgalka ayaa wali socda waana soo gudbin doonaa wax walba oo soo kordha ee lasocosho wacan Insha’Allah.