Ciidamo Saliibiyiin Kenya ah oo Lagu Weeraray Gobolka Laamu.

Oct 2, 2025

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee magaalada Kiyunga ee gobalka Laamuu ee xooga ay ku heysata dawlada Saliibiyadda ah ee Kenya.

Dagaalka inta uu socday waxa uu dab kakacay xerada, waxaana jirta khasaara nafeed iyo mid hantiyadeed oo Kufaarta Kenya lagu gaarsiiyay dagaalkaas.

FAAFREEB PRO