Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal ka fuliyey gudaha degmada Buulamareer ee gobolka Shabeellada hoose, kaas oo laga fuliyey goob ay ku sugnaayeen maleyshiyaatka ridada.
Howlgalkan oo ahaa mid qarax ah, waxaa ku dhintay 1 Murtad, waxaana ku dhaawacmay askari kale oo isna Murtadiinta ka tirsan.
FAAFREEB PRO