Qarax ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiinta oo marayey gudaha degmadaasi, kaasi oo dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxan ku dhintay 3 askari oo ka tirsan maleeshiyada la beegsaday, halka mid kalana uu ku dhaawacmay.
FAAFREEB PRO