Maxaad Kala Socotaa Xaallada Waxbarasho ee Magaallada Jilib ee Wilaayadda Islaamiga J/Dhexe.

Sep 28, 2025

Waa sidee xaallada waxbarasho ee degmada Jilib ee wilaayadda Islaamiga ah ee Jubadda Dhexe? Kaalin intee la’eg ayuu maktabka Dacwadu ku leeyahay hanaqaadka maraakiizta ay wax ku bartaan dadka waaweyn ee ka furan magaalladaasi? Dhowr iyo tobon sano ah ka dib maxaa natiijo ah oo kasoo muuqanaya goobihii loo gaar yeelay barashada qur’aanka kariimka?

Warbixintan xiisaha badan waxaa qalinka u qaatey, halka-na ka soo jeedinaya wariye Cuthmaan Axmed Dhuubow.

Halkan Ka Dhagayso Warbixinta.