Ku Dhawaad 100 Askari oo Dhegta Dhiigga Loogu Diray Weerarradii Nusratul Islaam ee Bishii Hore.

Sep 28, 2025

Jamaacada Nusratul islaam Wal Muslimiin ee ka jihaada galbeedka qaarada Afrika ayaa soo saartay tirakoobka howlgaalladii ay bishii lasoo dhaafay fulisay oo ka dhacay wadamada Maali iyo Burkiina Faso.

Allaah fadligii ciidamada mujaahidiinta ayaa qaaday ilaa 21 weerar oo toos ah, halka weerarada dhabalka ah ay gaarayaan 14.

Tirakoobkaan oo ay soo saartay mu’asasada Azallaqah ayaa sidoo kale lagu sheegay in mujaahidiinta fuliyeen ilaa 21 qaraxyo iyo shan weerar oo duqeyn ah.

Natiijada ka dhalatay howlgalladaan ayaa ah baqtiga inkabadan 90 askari oo katirsan xukumada ridada ah ee fadhigeedu yahay Boomaako iyo Wagaduugu.

Mujaahidiintu waxay sidoo kale bishii Rabiicul Awal burburiyeen 54 gaadiid ah halka ay soo qaniimaysteen 16 kale, iyagoo sidoo kale gacanta ku dhigey 229 isugu jira nuucyo kala duwa o hub ah iyo 40 mooto.

Tan iyo markii la guda galay sanadkaan cusub ee 1447 hijri, Jamaacada Nusratul islaam Wal muslimiin ayaa sii xoojisay weerarada ay ka fulinayso galbeedka Afrika, kuwaas oo sadaxdii bil ee lasoo dhaafay lagu dilay boqolal askari.