Mudaaharaadyadii ay ku Dhaqaaqeen Mucaaradka Ridada oo Maanta Baaqday.

Sep 27, 2025

Kadib xiisadii todobaadkii lasoo dhaafay ka dhax qaraxday Kooxda Ridada Soomaaliya iyo siyaasyiinta mucaaradka ayaa waxaa maanta la baajiyay banaanbax ay qorshaynayeen mucaaradka murtad Gurguurte oo looga soo horjeeday dhulboobka uu kawado Mogdisho.

Xalay saqdhexe ayeey ku dhawaaqeyn in ay joojiyeen isku soo baxyadaasi iyaga oo sabab uga dhigay dhaxdhaxaadin ay sameeyeen odayaal ukala dabqaadayay iyaga Kooxda Ridada.

Balse mudo sagaal maalin oo kaliya ayeey siyaasiyinta mucaaradka sheegeen in ay dib dhigayaan oo mudadasi kadib qabanayaan aysan ka tazaalun mowqifkooda.

Koxoda Gurguurte ayaa dadaal dheer ugashay sidii uusan uqabsoomo laheyn isku soo baxyadaas iyada oo adeegsatay xoo iyo xeelad waxii aya wooday.

Boqolaal kamid ah maleeshiyaatka murtadiinta oo wata gaadiidka gaashaman ayaa lagu arkayaa wadooyinka magaalalda Mogdisho halka sidookale mucaaaradka ay iyagana wadaan hub uruursi xoogan.

Madaxa Koxoda Ridada murtad Xasan Sheekh Maxamuud ayaa donaya in uu meelmariyo doorashoyin gaaleedka uu isugu wato, isaga hora labo garab ugu kala jabiyay mucaaradka, kuwii soo hartayna u isticmaalaya awood.