Duqeyn Diyaaradaha Saliibiyiinta Saqdii dhexe ee xalay ay ka geysteen degmada Moqokori ee Bariga Wilaayada Islaamiga Hiiraan waxey ku dileen Naqiibkii guud ee beesha Xawaadle Naqiib Xaaji Cabdi Raxmaan Barre Xiireey.
Naqiibku wuxuu maalmihii la soo dhaafay ku mashquulsanaa sidii dib u dejin loogu samayn lahaa dadkii ku barakacay dagaalladii ay saliibiyiinta iyo murtadiintu sanadihii la soo dhaafay ka wadeen bariga Hiiraan, gaar ahaan degmada Moqokori iyo nawaaxigeeda oo uu naqiib gaar ah ka ahaa.
Waaliga wilaayadda Hiiraan, Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan ayaa xaqiijiyay istish-haadka Naqiibka, isagoo tacsi u diray dhamaan dadka muslimiinta ah, gaar ahaan qoysaskiisa iyo goloha nuqabada uu sida gaar ah kaga tirsanaa.
Halkan Ka Dhagayso Codka Waaliga.