Sarkaal Sare & Askar Murtadiin ah oo Lagu Dilay Duleedka Buurhakabo iyo Golweyn.

Sep 24, 2025

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka weerar kamiin ah u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ka baxay degmada Buurhakabo

Weerarka dhabba galka ah ayaa sababay khasaara xoogan oo dhimasha iyo dhaawac ah oo Murtadiinta soo gaartay

Dhimashada waa 7 Murtad uu ku jira sarkaal lagu magacaabi Jiray Kaarabiin oo ahaa Abaanduulaha Ururka daraawiishta Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakabo, Waxa uu sarkaalkan caan ku ahaa dhibaateynta dadka Muslimiinta.

Dhaawaca waa 6 Murtad.

Qaniimada Waa gaari kuwa ciidanka ah.

Shabeellada Hoose:

Howlgal Mujaahidiinta ay xaley ka fuliyeen deegaanka Golweyn ee Shabeellada Hoose ayaa lagu dilay Bakar Xasan oo ahaa askari ka tirsan maleeshiyaatka ridada.

FAAFREEB PRO