Qarax Lagu Beegsaday Maleeshiyada Ridada oo ka Dhacay Degmada Hilwaa ee Muqdisho.

Sep 20, 2025

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen fariisin maleeshiyaatka Murtadiinta ay ku leeyihiin xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho

Dhaawaca waa 4 askari Murtadiin ah uu ku jira taliyaha Fariisinka oo lagu magacaabo Cabdi Salaam.

FAAFREEB PRO