Gobalka Laamuu.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Maangaay ee gobalka LAAMUU ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Isla gobalka Laamuu waxey ciidamada Mujaahidiintu weerareen askar Kufaarta Kenya ah oo ku sugnaa inta u dhaxeysa deegaanada Kazuri iyo Kiyunga ee gobalka Laamuu.
FAAFREB PRO