Mandheera
Faahfaahin.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey shalay qarax la beegsadeen kolanyo Saliibiyiinta Kenya ah oo ku socdaaleysay inta u dhaxeysa deegaanada Finow iyo Sheekh Barow ee hoostaga degmada Lafeey ee gobalka Mandheera ee ku hoosjira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Taw ah goobta ayuuna ku burburay.
Baqtiga Waa 6 askari oo Kufaarta Kenya ah.
Dhaawaca waa 2 askari oo Kufaarta Kenya ah.
Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee degmada Jannaale.