Akhriso: Howlgallo Kale Duwan oo ka Dhacay Kismaayo, Baydhabo, Baardheere iyo Duleedka Afgooye.

Sep 17, 2025

Jubadda Hoose:

Qarax xaley Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha magaalada Kismaayo ayaa lala eegtay guriga uu magaaladaasi ka dagan yahay murtad Dalmar oo ah taliyaha maleeshiyaatka sirdoonka ee Dekadda magaalada Kismaayo, waxaana jira khasaaro gaaray ilaaladii gurigaasi.

Baay:

Qarax Mujaahidiinta ay xaley ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay guri uu magaaladaasi ka dagan yahay Sarkaal ka tirsan maleeshiyaatka ridada Booliska Koonfur-galbeed, waxaana jira khasaaro ka dhashay qaraxaasi.

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal ka fuliyeen duleedka degmada Afgooye gaar ahaan goob ay doonayeen maleeshiyaatka Murtadiinta in isbaara dhigtaan.

Dhaawaca waa 1 askari oo Murtad ah.

Agabyo kuwa ciidanka ah waa Qaniimo.

Gedo.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee Eleboorka degmada Baardheere.