Itoobiyaan iyo Maleeshiyo ku Dhaawacmay Qarax iyo Dagaal ka Kala Dhacay Kismaayo iyo Bardaale.

Sep 16, 2025

Jubadda Hoose:

Mujaahidiinta ayaa xaley qarax la beegsaday xero maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin xaafada Buula-Fatuuro ee magaalada Kismaayo, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 3 askari oo murtadiin ah.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Bardaale.

Dhaawaca waa 1 askari oo Itoobiyaan ah.