Howlgallo Lagu Beegsaday Murtadiinta oo ka Kala Dhacay Gedo, Baay iyo Jubada Hoose.

Sep 15, 2025

Gedo:

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee Xero Barow ee degmada Baardheere.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Jubadda Hoose:

Mujaahidiinta ayaa xaley qarax la beegsaday fariisin maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin gudaha magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafada Shaqaalaha, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.