Weerar Askar Lagu Dhaawacay oo ka Dhacay Xadbeenaadka Kenya iyo Soomaaliya

Sep 13, 2025

Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saacadihii lasoo dhaafay weerareen xero maleeshiyaatka Murtadiinta ay kaga suganyihiin agagaarka Tuulada Oodow oo hoostagta deegaanka Kaambooni ee Xadbeenaadka.

Dhaawaca waa 2 Murtad.