WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerar cagmarin ah ku qaaday saldhigyada cadawga ee degmada Ceeldheer, bariga wilaayada Islaamiga ah ee Galguduud.
UPDATE
WAR DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerar dhawr jiho ah ku qaaday saldhigyada cadawga murtadiinta ah ku leeyihiin degmada Ceeldheer ee bariga Wilaayada Islaamiga ah ee Galguduud. Dagaalka ayaa ka socda gudaha iyo hareeraha degmada. La soco wixii soo kordha.
UPDATE
WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa soo jiiray difaacyadii cadawga murtadiinta ah ee degmada Ceeldheer. Mujaahidiinta ayaa hadda gudaha u soo galay degmada.
UPDATE
WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay degmada Ceeldheer, bariga Wilaayada Islaamiga ah ee Galguduud, kadib markii ay cagta mariyeen difaacyadii cadawga murtadiinta ah.
UPDATE
WAR DEG DEG: Waxaa jira khasaare xooggan oo dhimasho ah oo cadawga ka soo gaaray weerarka cagmarinta ah ee ay Mujaahidiintu ku qaadeen degmada Ceeldheer. Maydadka cadawga murtadiinta ah ayaa daadsan gudaha degmada.
UPDATE
WAR DEG DEG AH: Waxaa jira ghaniimo iskugu jirta hub iyo gaadiid ciidan oo ay ciidamada Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen.
UPDATE
FILO GOOR DHOW: Mu’assasada Al-Kataib ayaa faafin doonta sawiro hordhac ah ee muujinaya ciidamada Mujaahidiinta oo si buuxda ula wareegay degmada Ceeldheer.