Dhagayso Andalus Podcast: Dr Xanafi Cabdi iyo Dilkii Culimadii Difaacay Qur’aanka.

Sep 11, 2025

ANDALUS PODCAST: Dr. 50 sano kadib toogashadii Culimadii difaacay Qur’aanka 1975, Maxaan ka ognahay dhacdadaas, raadadkii ka dhashay iyo wax laga baran karo ee duruus iyo cibar ah, waxaa xalqadan marti ku ah Dr. Xanafi Sheekh Cabdi Aadan oo goobjoog u ahaa dhacdadaas?

Hoos Ka Dhagayso Xalqada Todobaadkan iyo Kuwii Ka Horeeyay