DEG DEG: DAAWO: 50 sano kadib dilkii Culimada, Maxaa iska bedelay xaalada dalka Soomaaliya? Shuhadada Dacwada – Culimadii Loo Dilay Difaaca Qur’aanka, waa Filim wathaa’iqi ah oo faaqidaya toogashadii dowladii kacaanka kula kacay culimadii difaacayey Qur’aanka iyo cawaaqibtii laga dhaxlay.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi.
https://archive.gnews.to/s/oMFJDpKfMNdFq3o